111, 2018

By |November 1st, 2018|Blog, CRYD Media, CRYD News, Events, migration|Comments Off on

CRYD Representatives attended Regional Conference: Human rights in Migration Governance – From Influences to Responsibilities and Practice.
On October 15 – 17, 2018, CRYD representatives attended Regional Conference on Human rights in Migration Governance organized by KNCHR and GIZ and invited from practitioners, advocates, academics and students for the Horn of Africa Region.
The objective of the […]

3110, 2018

By |October 31st, 2018|CRYD Media, CRYD News, Economy, migration|Comments Off on

We Need to Talk About Integration After Migration. Here Are Four Ways We Can Improve It

Public opinion about the value of migration appears closely tied to perceptions about integration. Image: REUTERS/Hannibal Hanschke

(World Economic Forum) – Integration is the delicate, critical transition of the migrant from outsider to insider – the process by which migrants become a […]

3110, 2018

A Quarterly Newsletter 

By |October 31st, 2018|Blog, CRYD Media, CRYD News, migration, News For Youth, Research, Youth Stories|Comments Off on A Quarterly Newsletter 

Trends in Focus – youth migration in Somalia 
Drivers of youth migration in Somalia
Mogadishu – September 30, 2018: Youth migration has seen a significant spike over the last few years in urban settings throughout Somalia. There are many factors that prompt urban youth to consider migrating through risky journeys and troubled waters across the Mediterranean. These factors […]

2809, 2016

The Socioeconomic Challenges associated with Somali Youth

By |September 28th, 2016|Blog, CRYD News, Domestic & Economic|Comments Off on The Socioeconomic Challenges associated with Somali Youth

   

Getty image  Somali youth.
  Background                                                                                                   […]

2708, 2016

Maxaan ka baran karnaa Dalka Rwanda?

By |August 27th, 2016|Blog, CRYD Media|Comments Off on Maxaan ka baran karnaa Dalka Rwanda?

Rwanda waa wadan ka tirsan wadamada bariga Afrika ,aanan laheyn wax bad kuna caan ah buuro aad u cagaaran,waxa ee xad la leedahay dhanka galbeed Democratic Republic of Congo (DRC),Tanzania dhinaca bariga,Uganda dhinaca waqooyi iyo Burundi dhinaca koonfur.tirakoobkii u danbeeyay ee la suubiyay 2012, dadka Rwanda waxaa lagu qiyaasaa in ee yihiin 10.5 milyan deegaan […]

608, 2016

Hal saac maalintiiba sameey 5 taan waxyaalood  :Noloshaada wee isbadali doontaa weligeed !

By |August 6th, 2016|Blog, News For Youth, Resources|Comments Off on Hal saac maalintiiba sameey 5 taan waxyaalood  :Noloshaada wee isbadali doontaa weligeed !

Waxaad ka baxdaa shaqada 5pm ,sariirta waxaad aadaa 12 saqda dhexe.maxaad suubisaa todobaan saac?ma waxaad daawataa TV?xaqiiqdii,howlaha aad qabatid inta u dhaxeysa 6am illaa 12 saqda dhexe,faa’idada ku dhex jirto ma ahan wax aad qiyaasi kartid.dad badan ayaa waxa ee aaminsanyihiin ,in shaqadaada hormarkeeda ee go’aan ka gaareyso sideeda saac ee xiliga shaqada oo aad […]

2807, 2016

3 Ways We Can Tackle Youth Employment

By |July 28th, 2016|Blog, Research|Comments Off on 3 Ways We Can Tackle Youth Employment

 

Getty Image.

Guy Ryder :Director-General of the International Labour Organization

Every two years, the International Labour Organization produces a report on labour-market trends for young people. It’s called the Global Employment Trends for Youth (GET Youth) and the most recent edition makes for sobering reading.

It shows that the reality for far too many young women and men […]

907, 2016

Farsamo lagu baabi’in Karo Caajiska.

By |July 9th, 2016|Blog, CRYD Media, CRYD News, Resources|Comments Off on Farsamo lagu baabi’in Karo Caajiska.

Caajis dhib maku qabtaa?Xal ayaa laguu helay:

Inta u badan anaga oo dhan waxaan xiliyo kala duwan dajisanaa hadafyo cusub ama arimo inaan ka gungaarno aan rabno — inta bandanna waan ku guuldareysanaa inaan gaarno hadafyada aan dajisanay.waxee ku dhamaataa inaan nafteena u sheegno inaan hadda diyaar aheyn wali,in aan suubin doono usbuuca soo socdo,bisha soo […]

807, 2016

5 Dabeecad Joogteey si aad uhormarisid Hab-fakarkaaga Wanaagsan :

By |July 8th, 2016|Blog, CRYD Media, CRYD News|Comments Off on 5 Dabeecad Joogteey si aad uhormarisid Hab-fakarkaaga Wanaagsan :

Ficil ka dhig dabeecadahaan kadib fiiri waxii dhaco

Getty image

Sida aan u wajahno shaqadeyna ayaa si baaxad weyn ugu tiirsan sida aan u fikirno. Hadii  aan xaalad fiican ku suganahay dadaal badan inoogama baahna balse hadii aan murugeysanahay waxwalbo waxa aan u dareemaynaa qaab murugo ah. sida ee muhiim u tahay inaad xirfad fiican u leedahay shaqada […]

2404, 2016

Waa Maxay caqabadaha Hortaagan Dhalinyarada Soomaaliyeed? Sidee baa loo yareyn karaa, hadii ay adkaatey in la soo afjaro?

By |April 24th, 2016|Blog, CRYD Media, News For Youth, Opportunities For Youth|Comments Off on Waa Maxay caqabadaha Hortaagan Dhalinyarada Soomaaliyeed? Sidee baa loo yareyn karaa, hadii ay adkaatey in la soo afjaro?

Waa Maxay caqabadaha Hortaagan Dhalinyarada Soomaaliyeed?

Sidee baa loo yareyn karaa, hadii ay adkaatey in la soo afjaro?

Tan iyo Bur-burkii Dowladii Dhexe ee soomaaliya uu madaxweynaha Ka ahaa AUN Maxamed Siyaad Barre  ayaa Waxaa meesha ka baxay Doorkii Dhalinyarada Somaaliyeed ay kulahaayeen dhinacyada Horumarka, Siyaasada, Iwm.

Dhalinta somaaliyeed ayaa Noqotay kuwa Dalka ka tahriibay iyo kuwo loo adeegsaday dagaaladii Sokeeye […]